Ra’isul Wasaare Kheyre oo Dooxa kula kulmay Sheikh Mohammed bin Abdulrahman

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dooxa ee dalka Qatar kula kulmay Ra’iisul Wasaare ku-xigeen, ahna wasiirka arrimadda dibadda Qatar, Sheikh Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani. Kulanka dhex maray Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre iyo mudane Mohammed bin Abdulrahman bin Jassim Al Thani ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka soo … Continue reading Ra’isul Wasaare Kheyre oo Dooxa kula kulmay Sheikh Mohammed bin Abdulrahman